Sacuudiga oo War ka soo saartay aragtida bisha Barakaysan ee Ramadaan

Maxkamadda Sare ee dalka Boqortooyada Sacuudiga waxay ka codsatay dhamaan dadka Muslimiinta ee ku nool dalkaasi inay baadigoobaan Aragtida Bisha Barakaysan ee Ramadaan Fiidnimada Talaadada soo socota oo Taariikhdu  tahay 29-ka Shacbaan ee sanadka 1444 Hijriyah amq ku beegan 21-ka Bisha March ee sanadka 2023-ka ee tirsiga Milaadiyah. Qoraal ay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga maanta … Continue reading Sacuudiga oo War ka soo saartay aragtida bisha Barakaysan ee Ramadaan